Baladweyne (Radio Beerlula)-Muxudiin Cabdi Xaashi oo ah muwaadin Soomaliyeed ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay dhul mudo badan laga haaystay
Madasha dhulkan lagu wareejinayay ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda Maxkamada Gobalka Mudug iyo saraakiil ciidan qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka gobolka Mudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan