Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo qalab kala duwan kala wareegtay WHO.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa xubno ka tirsan hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO kala wareegay qalabka sheybaarka kaasoo loogu talo galay xarunta sheybaarka Somaliland.

Munaasabaddan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka Somaliland iyo hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.