Baladweyne (Radio Beerlula)-Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ku meel gaarka midowga Afrika ee ATMIS ayaa biyo dhaamin u sameeyay qoysaska barakacayasha ee ku nool xaafadda Ceel Jaale kuwaasoo ay sameysay fatahaada uu webiga shabeelle ka geystay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Qoysas ka faa’ideystay biyo dhaamintan ayaa ah kuwa danyar ah oo aan awoodin inay iibsadan biyaha nadiifta.
Warbixintan waxaa inoo hayaMaxamed Cabdi Saneey