Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Riinjiga Noocyadiisa kala duwan.
Dhallinyaradan ayaa iibiya Riinjiga sida ismaaltaha , Muurliinka ‘ Tubeetiga iyo Noocyo kale oo kamid ah Riinjiga.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey