Guddiga fatahaada webiga shabeelle ee Hirshabeelle oo ku baaqay in gurmad loo sameeyo dadka barakacayasha iyo kuwa ku guddoonsan xaafaddaha Baladweyne.

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaada webiga shabeelle ee labada gobol ee Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Guddigan ayaa ka kooban 12 xubnood oo iskugu jir golaha wasiirada iyo guddoomiyasha labada gobol, waxana guddoomiye ka ah wasiirka gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle Caasho Khaliif Maxamed.

 

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.