Dowlada Soomaaliya oo wada qorshe lagula dagaalamayo musuqmaasuqa.

0
130

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad ka jeediyay masaajidka madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xukuumadda federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay sidii loola dagalami lahaa musuqmaasuqa iyo ilaalinta hantida dadweynaha.

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in canshuurta laga qaado dadka Soomaaliyeed wax loogu qaban doono islamarkana maxkamad la soo tagi doono dadka lagu eedeeyo xatooyada xoolaha Qaranka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.