Tababar ku saabsan sameynta qorshaha kahortaga cudurada aan Faafin oo lagu qabtay Hargeysa.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan Sameeynta qorshaha iyo ka hortaga xanuunada aan faafin.

Tababarkaan oo socon doono mudo labo maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay shaqaalaha wasaarada Caafimaadka iyo bahda Caafimaadka ee magaalada Hargeeysa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey