Kulan looga hadlyay mashaariicda horumarineed oo lagu qabtay Hargeysa.

0
110

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland ayaa magaalada Hargeeysa ku qabatay Kulan lagu gorfaynayey mashaariicda uu Baanka Aduunku maalgaliyo iyo sida ugu haboon ee looga faa’iideysan karo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay wasiirada wasaaradaha,Mareynta,waxbarashada,biyaha,Beeraha,Qorsheynta, deegaanka iyo isgaarsiinta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.