kulanka ansixinta hagaha la qabsiga cimilada iyo maareynta musiibooyinka ee Dowladaha Hoose oo lagu soo gaba-gabeeyay Kismaayo

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo xiray kulanka ansixinta hagaha la qabsiga cimilada iyo maareynta musiibooyinka ee Dowladaha Hoose.

Kulanka oo socday mudo 3 cisho ah ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha Jubbaland iyo xubno ka socday dowladaha hoose ee maamulkaasi

Warbxintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.