Baladweyne (Radio Beerlula)-Boqolaal qoys oo ka barakacay fatahaada webiga shabeelle iyo kuwa kale oo ku guddoonsan xaafaddaha magaalada Baladweyne ayaa xiligan wajahaya duruufo kala duwan.
Duruufaha ugu daran ee heysata dadka ku guddoonsan xaafaddaha magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka mid ah raashin la’aan maadaam dadkan aysan heysan meel ay wax ka soo iibsadan, halka kuwa ka barakacay fatahaada ay la daala dhacayn biyo la’aan hoy la’aan iyo musqulo la’aan.
Warbxintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey