Xarun cusub oo lagu daryeeli doono dadka qaba Cudurka Ilowshaha oo laga dhagax dhigay Muqdisho.

0
142

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa laga dhagax dhigay qeyb cusub oo lagu soo kordhinayo Isbitaalka Dhimirka ee Dr Xabeeb taasi oo loogu tala galay in lagu daryeelo dadka qaba Cudurka Ilowshaha.

Dhagax-dhiga qeybtan cusub ayaa waxaa kaalin ka qaadanaya haween Soomaaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.