Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Barakacayaasha iyo Maayarka Caasimadda Hargeysa ayaa si wada jira ugu wareejiyay mulkiyada dhulka iyo 50 Guri oo loo dhisay dadkii barakacayaasha ahaa ee ku noolaa kaamka Naaso hablood C, ee magaalada Hargeysa
Dadkan ayaa waxa ay qabaan baahiyo kala duwan oo ay ugu darantahay hoy,laan.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan