Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan Barashada Dastuurka iyo Wadaniyada , waxaa soo qaban qaabisay waasarada Xiriirka goloyaasha iyo Arimaha Dastuurka ee maamulka Soomaliland.
Tababarkaan oo loo qabtay shaqaalaha wasaarada waxbarashada ee maamulka Soomaliland ayaa waxa uu socon doono mudo 3 Maalmood ah, waxaana shaqaalaha lagu bari doonaa cashiro la xiriiira Dastuurka iyo Wadaniyada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey