Shir looga hadlayay arrimaha barakacayasha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir ay ka qeybgaleen Wasiiro,Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Deeganada Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Beydhabo.

Shirkaasi ayaa looga hadlayey Xoojinta Wadashaqaynta Hay’addaha iyo Wax ka qabashada Arimaha Barakacayaasha

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim