Haween badan oo ku nool magaalada Dhoobleey ayaa ka bilaabay iibinta uunsiga guryaha loo isticmaalo
Uunsiga ay iibiyaan ayaa ah mid ay iyaga soo saaraan waxa ayna kusoo wareejiyaan xaafadaha magaalada dhoobleey iyaga oo lacagaha ay ka helaan ku maareeya qooysaskooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.