Dowlada Soonmaliya oo deeq lacageed kala wareegtay shirkada Hormuud

0
180

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hey,ada hormuud salaam foundation ayaa manta dowlada soomaaliya gaar Ahaana wasaarada arimimaha dibadda ku wareejisay deeq lacageed oo loogu talagalay in lagu soo samatabixiyo dadka soomaaliyeed ee ku go,doonsan wadanka suudaan oo ay colaado ka jiraan waxana dadka soomaaliyeed ee ku go,doonsan suudaan lagu qiyaasay 8 kun oo u badan arday soomaaliyeed ee oo dalkaas waxbarasho u doontay.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed