Baladweyne (Radio Beerlula)-Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada Baladweyne oo dhawaan ay harqiyeen dadaad ka soo rogmaday webiga shabeelle ayaa laga dareemaya naq uu sameeyay webiga, iyadoo meelaha qaar ay dib uga laabteen biyihii ku soo rogmaday.
Dadaadkan oo ahaa kuwa xoogan ayaa sameyn ku yeeshay isku socdka gaadiidka iyo dadka, dhaqdhaqaaqa ganacsiga , goobaha waxbarashada iyo caafimaadka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.