Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa in kabadan 500 oo Qoys waxa ay deeq gargaar ah ugu qeybisay Degmada Xamarjajab ee Gobolka Banaadir.
deeqdaan ayaa iskugu jirta qeybaha kala duwan ee Raashinka,Waxaana dadka la gaarsiiyey ay ahaayeen dad danyar ah,kuwa qaba baahiyaha gaarka ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.