Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Jowhar aya lagu qabtay kulankan oo mid gogol nabadeed loogu fidiyay labo bee loo walaalo ah kuwaasi oo dirir ku dhexmartay deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha dhaxe
Gogoshan nabadeeed ayaa waxaa dhigay maamulka Degmada iyo kan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana goobjoog ahaa wasiiro iyo xildihibaano katirsan baarlamaanka Hirshabeele iyo masuuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ee shabeelaha dhaxe.