Baladweyne (Radio Beerlula)-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe ee Gobdhexaad ayaa lagu qabtay Deegaanka Gobdhexaad ee hoos yimaado magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobalka Bari.
Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney