Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug oo bilowday dhismaha golaha deegaanka Xeraale.

0
185

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiru Dowlaha wasaaradda arimaha gudaha Galmudug Omar Mohamed Diiriye iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa degmada Xeraale u tagay dhismaha golaha degaanka degmaadas.

Wafdiga ugu horeyn waxaa Xeraale ku soo dhaweeyey gudoomiyaha degmada Bashiir Daahir Yusuf waxana uu sheegay maamulka iyo bulshada ay mudo sugayeen dhismaha golaha degaanka.
Qaar kamida wax garadka degmada xeraale ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan sidookalena kala qeyb qaadan doonaan dhismaha golaha deegaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed