Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada hormarinta maaliyada maamulka Soomaliland oo kaashaneeysa gudiga qandaraasyada ayaa magaalada Hargeysa tababar ku saabsan iibka iyo qandaraasyada ugu daah furtay qaar kamid ah madaxda wasaaradaha iyo Hayadaha Maxada banaan .
Tababarkaan oo socon doono mudo shan maalmood ayaa waxa shaqaalaha lagu bari doona sida loo maamulo qandaraasyada iyo Nidaamka iibka.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey