Dugsi u gaar ah ardeyda baahiyaha gaarka qaba oo laga daah furay dhuusamareeb.

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuuso-mareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga daah furay iskuulka horyaal oo ah iskuul wax lagu bari doono caruurta Baahiya Gaarka ah qaba.

Caruurta kala duwan ee baahiyaha gaarka ah qabo ayaa kafaaideysan doona waxbarashada iskuulka oo ah mid lacag la,aan ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey