Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta Cilmi baarista haweenka ee SWSC ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay dood ay ka wada qeyb galeen haweenka degmada Kismaayo iyo haweenka saraakiil Booliiska.
Kulankan ayaa looga dooday sidii loo heli lahaa meel ay dumarka Jubbaland kusoo gudbiyaan xogta tacadiyadaha ay lakulman iyo sida ugu macquulsan ay xogtooda ugaarsiin lahaayeen hay,adaha amaanka ee wax uqaban lahaa.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan