Olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicda oo laga sameeyay Degmada Xamarweyne.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Xamarweyne, Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa olole nadaafadeed oo wadajir ah ka sameeyay Xaafada Aw-aweyska ee Degmada Xamarweyne.

Ujeedka ololahan nadaafadeed ayaa ahaa sidii loo heli lahaa caasimad ka caagan qashin isla markaane leh il doogsi.

Warbixintan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan