Haween ku nool deegaanka Goobweyn ee duleedka magaaladaa Kismaayo oo noloshooda ka maareeya tacbashada beeraha.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Goobweyn ee duleedka magaaladaa Kismaayo waxaa ku nool Haween badan oo noloshooda ka maareeya tacbashada beeraha sida Galeyda,Masagada,Yaan-yada,Liint iyo dalagyo kale.

Haweenkan ayaa marka dalagyada ay beerteen usoo go,aan waxaa ay u iibgeeyaan suuqyada magaalada Kismaayo si ay uga helaan lacago ay ku dabaraan nolol maalmeedka Qoysaskooda.

Warbixintan waxa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin