Shirka xasilinta degmooyinka Hirshabelle oo ka furmay Jowhar

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Arimaha gudaha maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay  Shirka Istiraatiijiyadda Qorshaha Xasilinta ee Hirshabelle oo ay soo Diyaarisay wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee Hirshabelle .

Golaha Wasiirrada Hirshabelle ,Xildhibaanno iyo Qeybaha kala duwan  ee Bulshada Rayidka  ayaa ka qeyb galay daah furka qorshaha xasilinta Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.