Gaaari Nuuca gargaarka deg deg ah oo loogu tala galay maxaabiista oo lagu wareejiyay Ciidanka Asluubta Somaliland

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland ayaa gaari nuuca gar-gaarka deg dega ah ku wareejiyay Ciidanka Asluubta Somaliland kaasi oo loogu tala galay in loogu adeego bukaanada maxaabiista ah,

Maxaabiista ku jira xabsiyada Somaliland ayaa caqabada badan lagala kulmaa marka ay soo wajahdo caafimaad daro si loo geeyo xarumo caafimaad.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim