Tababbar ku saabsan Arrimaha deegaanka oo Dhuusamareeb lagu soo gaba-gabeeyay

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababbarkan oo muddo 3 maalmood ah magalada dhuusamareeb ee caasimada Galmudug uga socday Shaqaalaha wasaaradaha Deegaanka iyo wasaarada Haweenka ee Galmudug, waxaana uu qayb ka yahay Mashruuca Deegaan Bile oo lagu horumariyo arrimaha Deegaanka.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug maxamad cali caraale oo tababbarka soo xiray ayaa waxa uu kula dardaarmay shaqalaha la tababaray in ay bulshada u gudbiyaan waxii ay barteen

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad