Warshad Geedka Garan-waaga u badali doonta dhuxul oo laga daahfuray Hargeysa

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomalilan ayaa waxaa laga hirgiliyay warshad soo saari doonta dhuxusha iyadoo la isticmaalayo geedka garan waaga ama geed jiniga loo yaqaano.

Munaasabada xariga looga jarayay ayaa waxaa goobjoog ahaa madax kasocotay wasaarada deeganka Soomaliland ganacsato iyo madax kasocotay bangiyada Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.