Barnaamijka ka hortaga tacadiyada Haweenka oo lagu soo gabagabeey Magaalada Kismaayo.

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyey barnaamijka ka hortaga dacadiga HaweenKa oo muddo šŸ— bilood ah kasocday degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose waxa barnaamijka baxinayey hayā€™adda SWSC

Waxa ka qeyb galay madasha lagu soo gabagabeynayey barnaamijkan wasiirka wasaarada Haweenka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulaahi gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubada Hoose Faadumo Aadan qaar kamid ah masā€™uuliyinta maamulka Jubbaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi