Haweenka qaba Baahiyaha gaarka ah ee ku nool Baladweyne oo ku dhiiraday inay maqaayadaha ka shaqaystaan.

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaan kamid ah Haweenka baahiyaha gaarka qabo ayaa ku dhiiraday ineey ka shaqeystaan maqaayadaha magaalada
Haweenkan ayaa kariya raashiinka wadaniga ah iyadoo lacagaha ay ka helaan ka mareeya nolosha qoysaskooda.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud