Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 66 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay isluulka ugaas qaliif ee magalada Baladweyne.
Ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada waxna inta badan ardaydaas kafalo qaday walal somaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.