Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo ka dhacay garoonka diyaaradaha kismaayo islamarkana dhaxeeyay wasiirada qorsheynta, iyo tamarta jubaland iyo masuuliyiin ka socday dalalka caalamka ee taageera Soomaaliya.
kulankan ayaa looga hadlayay xal u helida barakacayaasha jubaland iyo sidii ay doorkooda wax qabad u siin lahaayeen wasaaradaha jubaland barakacayaasha ku dhaqan deegaanada jubaland iyo sara u qaadida isla xisaabtanka ku saabsan sidii wax loogu qaban lahaa dadka barakacayaasha ah.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadam Cabdi Axmed.