Baladweyne (Radio Beerlula)- Dr Cabdi Maxamed Xalane madaxa caafimaadka Degmada Baladweyne ee waasarada caafimadka Hirshabeele oo uwaramay Radio Beerlula ayaa sheegay in ay deeganka ceeljaale ay ka hirgiliyeen xarumo caafimaad oo gaaraya 10 kuwaa oo ay wasaarada maamusho si bilaash ahna loogu daweyo shacabka.
Xaafada ceeljaale oo ah meel ay dadka magaalada ubarakaacn xiliyada fataahada ayaa waxaa kajira xaalado caafimaad daro taasoo ay uu darantahay maleeriyada iyo xanuuno kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.