Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar utahay in dalka ay gaarsiiso doorasho Qof iyo Cod ah.
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaliya ayaa Tilmaamay in arinta Doorashada iyo deyn cafinta ay Soomaliya uleedahay ahmiyadweyn weeyn.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan