Dhallinyaro Baladweyne ka bilaabay olole lacag loogu aruurinayo dadka danta yar

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Dhalinyaarda Mustaqbal oo ay ku midoobeen dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay aruurinta lacag loogu tala galay in lagu caawiyo dadka danyarta ah ee ay saameysay faatahaadda .

Dhallinyaradan ayaa ka hor inta ay bilaabin ololahan waxaa ay hog aruurin kasoo sameeyeen goobaha ay ku nool dadka danyarta ah gaar ahaan xeryaha barakacayaasha .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.