Masjidka Al-nuur ee Guriceel oo xariga Lagajaray

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)-Caalimka Somaaliyeed Shiikh Xussen Cali jabuuti oo gaaray magaalada Guriceel iyo gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macallin Ayaa xariga ka jaray masjidka Al-nuur oo laga dhisay magaalada

Munasaabada xarig jarka waxa ka qeyb galay maamulka degmada Guriceel Culumaa’udiin iyo Bulshada qeybaheda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi