Dhalinyarada leh xirfada timajarista oo kusoo badanaya Dhobleey

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhoobleey waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya xirfadda tima jarista kuwaasi oo shaqadan uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka

Dhallinyaradan ayaa xirfaddan markii hore ka bartay goobaha lagu jaro tinta si ay ugu shaqeeystaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.