Mashariic horumarineed oo laga bilaabay degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda hoose.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Jubaland oo kaashanaysa maamulka degmada Dhoobley ayaa bilaabay mashaariic cusub oo laga hirgalinayo degmadaasi.

Mashaaricda cusub ee ka bilaawday Degmada dhoobley ayaa waxa kamid ah Wado Laami ah iyo Garoon Diyaaradeed oo loo dhisaayo si heersare ah.

Warbixintaan Waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.