Tababar oo ku saabsan aqoonta Suxufiga iyo awooda gudbinta Wararka la xiriira Socdaalka iyo Qaxootiga oo laga daah furay Baydhabo

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdifatah Cali Yuusuf ayaa Tababar ugu soo Xiray Qaar Kamid ah Wariyayaasha ka howl maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Tababar oo ku saabsan sida kor loogu qaadi lahaa aqoonta Suxufiga iyo Awooda gudbinta Wararka la xiriira Socdaalka iyo Qaxootiga.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.