Deeq isugu jirto dawo ah iyo agabka naafada oo lagu wareejiyay maamulka degaanka Ceel-dibir ee gobolka Mudug.

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shukri Mohamed Nor oo kamida qurba joogta kasoojeda gobolka mudug ayaa deeq daawo ah iyo qalabka agabka naafada waxa ay ku wareejisay maamulka degaanka Ceel-dibir ee gobolka Mudug.

Shugri Mohamed nor ayaa sheegtay in aaney ku filneyn dawadan iyo qalabka dadka naafada baahiyaha ka jira deegaanka balse ay biloow u tahay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.