Reysal wasaaraha Dalka oo daahfuray shirka hirgilinta hanaanka federaaleynta cadaalada iyo asluubta

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah furayay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta.

Shirkan ayaa waxaa uu dhiirri gelinaya sarreynta sharciga iyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan garsoor Caddaalad ah, loo dhanyahay, lagu kalsoon yahay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan