Xaalado dhanka nolosha oo soo wajahay Qoysas ku nool Tuulada Daaru-Salaam ee hoostimada Blaadweyne.

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tuulada daru salama ee hoos timaado magalada baladweyne ayaa waxaa ku nool qoysas badan oo ka barkacay fatahadii ku dhuftay magalada baladweyne qoysaskaan oo iskugu jiro dad wayeelo ah iyo caruur ayaa heysan hooy iyo cunto

Qoysaskaan ayaa waxaa sameyay robabkii ka dagay tulada daru salama mana heysan hooy ay ka galaan dhibicda roobka iyo qorxda malintii.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.