Aqoon isweeydarsi ku sabsan isbedelka cimialada oo lagu soo gabagabeyay Kismaayo

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada ee maamulka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeysay Aqoon-is-weydaarsi socday mudo saddex maalmood ah kaasi oo ku saabsan isbadalka cimilada.

Aqoon is weydaarsigan ayaa waxa ka faaidaystay qaar kamid ah shaqaallaha wasaraada deegaanka , iyo bulshada rayidka kuwaas oo ku nool magaalada kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.