Ardey ka gudubtay fasalka 8-aad oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu dhiiragelinyay Arday dhameysay dugsiga dhexe isla markaana u gudubeyso dugsiga sare kuwaasi oo dhikta iskuulka Hilaal o ku yaalla xaafadda Buunda-weyne

Munaabadda waxaa ka qeybgalay maamulka macadka,waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen