Haween ku nool Magaalada Kismaayo oo nolosha reekooda ka maareeya iibinta burka iyo sanbuuska.

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenka oo ku nool magalada kismanyo ayaa ku ganacsada hareeraha wadada laamiga ah ee Deegaanka Goobweyn ayaa waxay iibiyaan Cuntada Fudud sida Burka,Bajiyaha iyo kuwa kale oo ay kamid yahay Sanbuuska.

Haweenkan ayaa shegay in ay heysan goob ay ku ganacsatadan waxeyna sheegen in ayaa sameyeen cunto fudud oo ay nolosha reerkoda ku mareeyaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen