Magaalada Baladweyne oo laga bilaabay Olole lagu buufinayo cayayaanka ka dhashay fataahada.

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay olole magaalada looga buufinayo cayayaanka ka dhashay biyihii ku fatahay magaalada sida kaneecanada oo saameyn ku yeelatay bulshada gaar ahaan dadka danta yar

Ololahan Buufinta ah ayeey dhallinyaradan u adeegsanayaan sun iyo qalabka wax lagu buufiyo kuwaasi oo ay ku iibiyeen lacago ay iska aruuriyeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.