Maamulka Gobolka Banaadir oo dib h habeyn balaaran ku sameeyay xarunta gurmadka deg dega ee gaadiidka

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar Cabdiqadir Axmed Cigale ayaa ka warbixiyay dib h habeyn iyo qalabeyn lagu sameeyay xarunta gurmadka deg dega ee gaadiidka dowlada hoose ee xamar.

Qeybaha la dayactiray waxaa kamida xafiisyada xarunta masaajidka qeybta baakinka iyo qeybta lagu dacaytiro gawaarida ciladoobay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad .