Xuska Todobaadka dhaqanka ee Puntland oo lagu qabtay magaalada Garowe.

0
112

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xuska Todobaadka dhaqanka ee Puntland ayaa lagu qabtay magaaladda Garowe,kaas oo hal kudhigiisu ahaa sanadkan (Nabadda iyo Wadajirka) ujeedka todobaadka dhaqanka ayaa ahaa si dhalinyara somaliyeed loo bari lahaye dhaqankoda hooyo

Waxana ka soo qeyb galay ardayada wax ka barto garwe iyo masuliyiinta iyo madaxada wasarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Puntland.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.